daajis.com:- Odayaal aad u gaboobay oo loo qabtay tartan looxa dheeli tirka ayaa waxay arinta noqotay in loola cararo isbitaaal, kadib markii koox ka mid ah ay sidii rasada isugu dumeen.
Dhacdadaan oo ka dhacday xarun dadka waayeelada ah lagu xannaaneeyo oo ku taal waqooyiga dalka Faransiiska, waxayna ciyaartaasi ku danbeysay gurmad iyo in odayaashii waayeelada loola cararo isbitaalka.
Halkaan Ka Daawo

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 02:00 and have
