daajis.com:- Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Somalia ayaa soo bandhigtay laba kamid ah raggii Fuliyey dilkii Allaha u naxariistee Wariye Hindiyo Xaaji Maxamed.
Wariye Cabdicasiis Afrika wuxuu soo dhigay muuqaalka runtaa ee Xasan Nuur oo loo yaqaan Sheekh Aweys una dhashay beesha Mantaan Cabdulle ee Abgaal iyo Cabdirisaq Maxamed Baroow oo u dhashay Buraale,Harti Abgaal, Abgaal Cismaan.
Dhinaca kale Saraakiil ka tirsan Hay’adda ayaa sheegay in dilka Wariye Hindiyo sidoo kale loo qabtay Sargaal Militery ah, kaasi oo isna dusha sare kala socday dilka Hindiya.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:00 and have
, Published at