daajis.com:-Baaritaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday in galmada ugu fiican dhanka caafimaad ahaanta ay tahay midda todobaadkii labada jeer la sameeyo .
Galmada habka wanaagsan u dhacda ayaa xitaa u u wanaagsan habka wax urinta iyadoo jirka uu soo daayo galmada ka dib hormone la yiraahdo Prolactin kaasi oo ka shaqeeya hormarinta shaqada unugyada neerfaha ee maskaxda gaar ahaan unuga qaabislan dhanka wax urinta
Sidoo kale galmada ayaa yareysa oo hoos u dhigeysa in qofka uu kudhaco xanuunada wadnaha %67
Waxa ay sidoo kale u fiican tahay jirka iyadoo halkii weerarka sariirta uu jirka gubo 200 oo tamar waxa ayna taasi la mid tahay halkii galmo in ay u dhiganto adiga oo sameeyay orad 15-daqiiqo ah
Galmada waxaa kale oo ay u wanaagsan dhanka murqaha iyadoo inta kulanka lagu jiro u jirka soo daayo hormone-ka la yiraahdo testosterone kaasi oo u wanaagsan murqaha oo xoojiya
Sidoo kale wel welka ayay galmada yareyasa , waxaana lamanayaasha lagula talinaya in kulankooda ahaado mid ku dhaca jawi wanaagsan .
_____________________Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 10:00 and have
, Published at