Ninyahow Haku Fekarin Baashaalinta Ugu Horeysa In Lamaantaada Aad Garirka Galmada Aad Ku Gaarsiiso (Talo Ku Socoto Ragga)

Ninyahow Haku Fekarin Baashaalinta Ugu Horeysa In Lamaantaada Aad Garirka Galmada Aad Ku Gaarsiiso (Talo Ku Socoto Ragga)

daajis.com:-Inta badan ragga waa ay gees maraan baashaalinta lama huraan ka u ah cayaarta sariirta daajis.com ayaa kusiinaysa fikrad aad ku qancin karto macaantaadaa.


Haku fikirin kaliya in baashaalinta ugu horeeyso gacalisadaada ama galmo aad u sameysid aad ku haqabtirto, raggu intooda badan waxa ayna xog-ogaal u ahayn qaababka ay ugu samayn lahaayeen raaxo Buuxda .

Ninyahow waxa aad isku moodaa in aad raaxo macaan usameysaysay gacalisadaada adiga oo marka ay kuu axsaan sameysay dhabarka xijinayo hadaba taasi ma aha mid u wanaagsan macaantadaada.

Haweenka badankood uma sheegaan ragooda in aysan ka helin

qaabkaan ,raggu na ma oga in raaxa sameyntu harsan tahay,hadaba daajis.com ayaa kusiinaysaa qishkan aad raaxada ugu dhameystiri kareyso gacalisadaada.

hayeelin in aad kasii jeedsato marka aad ciyaarta sariirta lasameysid ama aad hurdo ladhacdo ogaaw in aad tahay dantiisa hele , haweenka qaar ayaa feker iska galo maxaa yeelay ma aysan kaa arkin naxariis.

U sameey qoor galin adiga oo xabadka gashanaya oo tusinaya qaabka ay kuugu hagar baxday adiga oo siinaya ilaa iyo shan daqiiqo.

Salsalaaxis, iyo hadalo mahadcelin ah tani waa ay ugu raaxo macaan u tahay galmadii aad wada sameyseen.

Majirto howl la qabto oo aan gebo gebo lahayn, haddii aad ka tagtana waxii aad soo sameyneysay waxa ay ku dhamaadeen qancin la’aan , ee noqo ninyahow mid dhameystiray shaqadiisa
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada