Waligaa Sidaan Ma U Sameeysay Lamaantaada ? Been Ha Sheegin Saaxiboow

Waligaa Sidaan Ma U Sameeysay Lamaantaada ? Been Ha Sheegin Saaxiboow

daajis.com:-Baaritaan la sameeyay ayaa sheegaya in qoor galinta ay si weyn u wanaajiso xasuusta iyadoo taasi ay sii dheer tahay in uu hoos u dhigo cadaadiska dhiigga , wel welka , cabsida, balse waxaa shardi ah in labada dhinac ay qoor gilintaas raali ka yihiin oo midkood dhibsaneyn.

Taqaatiirta neerfaha ayaa sheegaya in saameynada wax ku oolka ah ee ka dhasha qoor gilintaas iyo dareemaha kalgaceyl ee la si weydaarsanayo in ay faa`ido badan ay ku jirto .

Hormone-ka Oxytocin-ka ay maskaxda soo dayso xiliga lagu guda jiro qoor gilinta tusaale waalidiinta iyo caruurta ama lamaanaayasha uu ka qeyb ka qaato xoojinta xariirka kalgaceylka , waxaana xusid mudan in hadii qoor gilintaas midkood uusan raali ka aheyn in maskaxda aysan soo deyneyn hormone-kaas taasi oo dhalineysa wel wel iyo cabsi .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada