Daawo Filimka Han iyo Hagrasho ( Full Movie )

Daawo Filimka Han iyo Hagrasho ( Full Movie )

daajis.com:-Daawo Filimka Han iyo Hagrasho ee dhawaan lagu jilay Magaalada Hargeisa ayaa si toos ah ugu soo shaacay barta internetka waana mid ay wada jilayaan dhowr fanaan iyo abwaano.

Filimkani oo macno weyn xanbaarsan ayaan jeclahay inaan idinkaga dhex baxo barta hoose ka daawo Muuqaalka oo dhamaystiran. 


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada