Su’aashii adduunka ugu yaabka badneed oo la waydiiyay Sheekh Al curfi taasi oo ahayd “Sheekh Maku duceysan karaa -Ilaahow Janada nagu Kulansii ninkayga Xuural ceyn la’aan?”
jawaabta Sheekh Alcurfii ayaa waxa ay noqotay mid uu marka hore qosol raaciyay ka dibna gabadhii ku qanciyay in Gabadha Suuban ee muslimada ah ay ka sharaf iyo cisi badan tahay Xuural ceynta oo Alle karaameeyay Isaga oo ugu duceeyay in Rabbi kulansiiyo ninkeeda iyo iyada waxa uuna u raaciyay qalbigana ugu qaboojiyay in Janada Insha Allaah uu qalbigeeda Allaah dajin doono qanaacana siin doono Xuural ceyn ama Xuural cayn la’aan .
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 08:30 and have
, Published at