NAFISO war bixinta dumarka qaaska u ah Daadashada biyaha Raga iyo waxtar kooda ee kahelaan Dumarka Daawo

NAFISO war bixinta dumarka qaaska u ah Daadashada biyaha Raga iyo waxtar kooda ee kahelaan Dumarka Daawo

daajis.com:-  Rag badan ayaa waxay ka sheegtaan marka ay xaaskooda u tagaan waxaa soo daadanaya biyaha ay ku shubeen, taas oo ay u maleeyaan in xaaska ayna uur qaadi karin maadaama biyhahii ninka ku shubay oo banaanka soo baxeen.

Taas marka aan ka hadalno waxaan leenahay biyaha aad ku shubayso xaaskaaga dhamaantooda lagama abuuro ubadka ee waxaa laga abuuraa wax yar oo dhibic ah gelitaanka ayaa ku filan haddii mar ay meesha galaan waxay keeni karaan uur Alle idinkiisa ayaa ka horreeya.

Sidoo kale biyaha waxay ka kooban yihiin vitamiino iyo burotiino badan b12.b2.a iyo botasyum marka naagta loogu shubo aad bay uga faa’idaysanaysaa biyaha ninkeeda, sidoo kale biyaha waxaa la socda qofka waxa jirkiisa ku sugan oo ah cudurada layska qaadi karo, haddii qofka uu qabo cudur galmada laysaga qaadi karo ruuxa kale meesha ayuu kaga qaadi karaa.

HALKAAN KA DAAWO MUQAALK
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada