Qiso Xanuun Badan:- jaceylka iyo Lacagta keebay ku farxaan Gabdhaha Soomaaliyeed

Qiso Xanuun Badan:- jaceylka iyo Lacagta keebay ku farxaan Gabdhaha Soomaaliyeed

daajis.com:-  Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaalo Xeebeedka eeMombasa, iyadoo ay u dhaxeysay lamaane Somaliyadeed oo uu ka dhaxeeyey Jaceyl aanan caadi aheyn.

Hadaba wiilka ay dhacdadaan ku dhacday isagoo inoo sheekeyey sidii ay wax u dhaceyn.

Haddaba lamaanahaan ayaa waxaa lagu kala magacaa Cali iyoSagal. Waxayna ku bilaabaneysaa sidatan:-

Waxaan ku dhashay degmada Yaaqshiid ee magaaladda Muqdisho, sanadka markuu ahaa 1983-kii, waxaa kusoo qaatay waxbarashadeyda iskuulada Jubba iyo Axmed Gurey oo labaduba ku yiilay Xaafadda Towfiiq ee degmada Yaaqshiid ee magaaladda Muqdisho.

MUUQAALKAN KA DAAWO :
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada