Shaki kama taagno in ninkasta uu maskaxda ku hayo mar uun in uu guursan doono xaas 2aad, halka dalalka aan islaamka aheen ninka loo ogol yahay in uu sameestogirlfriend taas oo la macnaha si dad badan in uu ninka leeyahay xaas 2aad.
waa su'aal waa xiliyadee xiliga uu ninkaaga ku fakiro in uu kula guursado naag kale, mase maku fakirtay waxyaabaha suurta galka ah een kuu soo wadno, hadaba maanta www.shumis.net wuxuu idin wadaa xiliga uu ninkaaga damci karo qof kale oo dumar ah.
1. Xiliga Caadada (xeydhka)
![]() |
Aroos laba hablood |
2. Xiliga Uurka (Xaamilada)
In badan oo ka tirsan ragga ayaa aaminsan in ay naag uur leh aysan ka haboooneen utagis iyo u dhawaasho, waqtiga uurka oo ah mudo bilooyin ah iyo dhalmada oo maalmaha ayaa ragga qaar ku fikiraan in ay guursadaan qof kale
3. Xiliga aad dhalmo dhigto (da'daada waynaato)
Cadaadis wuxuu uga yimaadaa ninka dhanka bulshada isaga lagu dhaho waxaad ag fadhidaa qof dhalmada ka dhamaatay waxaana lagula taliyaa in uu guursado gabar yar, taladaas markii dambe noqota in uu meel mariyo ninkaaga talooyinka la siiyay
4. Shaki ama dabeecad xumo
Adiga oo la daba kaca ninkaaga shaki iyo waxyaabo isaga aad cadaadis ku saareeo ayaa marka dambe keenta in uu ninkaaga ku fakiro in hadii uu naag qabin xitaa sidaa markasta looga shakiye wuxuuna ku fikiraa laba joorba ma eed la aan doontid iska guurso.
5. Adiga oo aadan is qurxin
Is qurxinta waa u muhiim dumarka, waana waxa soo saara heebada ay leeyihiin, indhaha ninkaaga maalinkii wuxuu qaban karaa dumar badan oo isaga soo jiita taas oo marka dambe adiga (naagta laqabao) uu arko mid aan laheen hore usocod, dadka ku xeel dheer arimaha labiska ayaa sheegay in dumarka joog teeya labiska ay yihiin kuwa inta badan la soo xasuusto.
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:30 and have
, Published at