Canbaro Qaabkee Ku Garan kartaa Calaamadaha Ninka Ku Jecel?

Canbaro Qaabkee Ku Garan kartaa Calaamadaha Ninka Ku Jecel?

Noole walbo wuxuu dareemaa Jaceyl ka imaada qalbigiisa wuxuuna xaq uleeyahay inuu helo nafta uu caashaqay, Sahalna maahan in la dareemo qofka dhabta kuu jecel iyo midka matalayaba.

Inkastoo aan mowduucaan xooga ku saarayo Siyaabaha lagu ogaado in Wiilku ku jecelyahay ayaa waxaan kuugu soo ban dhigeynaa qodobo muhiim ah ood ku ogaan kartid qofka ku Jecel.

Hadaba in wiilku ku dhab kuu jecelyahay waxaad ku ogaan kartaa isagoo mar waliba xiiseeya Kulankaaga, Wada hadalkaaga, isagoo mar waliba Qiimeeya hadalada aad dhahdid.
Waa mid mar waliba Eega Indhahaaga, Qaab dhismeedkaaga, ku Mashquula oo waqti badan galsha sidii uu ku ogaan lahaa Xubnahaaga kuwooda ugu soo jiidashada badan si uu beri u hiigsado munaafacadooda.

Waa mid marka aad wada kulantaan kugu aamina sirahiisa hoose isagoo aan ka daba hadlin mararka aad ka qaadatid Taleefankiisa , taasina waxay macno u tahay in adiga mooyee uusan daneeneen xariiro kale waa hadiiba uu markaasi wado.

Naf ku jecel waxaad ku ogaan Kartaa siyaaba ay kuu siiso Kalgaceylka waxaan kala jeedaa sida uu mar waliba Kalgaceylka kuusiiyo isagoo joogteeya ka run sheegida hadalada & Ballamaha uu kula galo.
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada