daajis.com:- Iyadoo Mudooyinkii ugu danbeeyay ay Soomaalida dhibaatooyin iyo dhacdooyin xanuun badan kala kulmayeen tahriibka ayaa waxaanu halkan idiinku soo gudbinayaan Sheekh la yaab leh oo la xidhiidha Tahriibka.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxaa la sheegay in Nin iyo Xaaskiisa oo doon Soo wada Raacay, uu Gaajo Daraadeed Cunay, iyadoona markii uu gaadhay talyaaniga ee uu xasuustay inuu Xaaskiisa Cunay oo uu waashay, waxaana sidoo kale la cunay nin doonta la saarnaa, Waxaana ka waramaya wixii dhacay Sheekh Siciid Maxamed Faarax.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 06:00 and have
, Published at