DAAWO: Dagaalo Qadhaadh oo dib uga qarxay Baladwayne iyo Biyaha Webiga Shabeelle oo kusoo Fatahay (Muuqaal)

DAAWO: Dagaalo Qadhaadh oo dib uga qarxay Baladwayne iyo Biyaha Webiga Shabeelle oo kusoo Fatahay (Muuqaal)

daajis.com:- Magaalada Baladwayne ee Xarunta Gobolka Hiiran ayaa waxaa maanta dib uga Bilowday dagaalo Xoogan, kuwaasi oo u dhexeeya Beelo mudooyinkii ugu danbeeyay Ku dagaalamayey magaalada Baladwayne.


Dhinaca kale waxaa magaalada kusoo Fatahay Biyaha Webiga Shabeelle kuwaasi oo dhaliyey Khaasaare baahsan, Iyadoona dadkii magaaladu ay hada uga baxayaan dhinaca Deegaanka Ceel-Jaalle.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada