DAAWO:- Fanaanka wayn ee C.qaadir Jubba oo Bandhig Faneed Majaajilo iyo Qosol leh badan ku qabtay Minneapolis

DAAWO:- Fanaanka wayn ee C.qaadir Jubba oo Bandhig Faneed Majaajilo iyo Qosol leh badan ku qabtay Minneapolis

daajis.com:- Fanaanka caanka ah ee Soomaaliyeed C/qaadir Juba oo socdaal ku jooga Gobolka ay Soomaalida ku badan tahay ee Minneapolis ayaa ku qabtay Show ay si weyn usoo buux dhaafiyeen dadka Soomaaliyeed ee Fanka jecel wuxuuna Fanaanka halkaasi ka qaaday inta badan heesahiisa oo sida weyn loo jecel yahay.

Fanaanka ayaa sidoo kale ku darayey hadalo majaajilo iyo qosol leh kaasi oo ku dhiiri gelinayey dhalintii ka soo qeyb galay xafladiisa, waxaana Barnaamijkani uu noqday mid soo jiitay dareenka bulshada ku dhaqan Minneapolis,


Si kastaba ha noqoteen Fanaanka wayne ee Cabdiqaadir JUBA ayaa wuxuu ka mid yahay, Fanaaniinta ugu Caansan Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada