DAAWO MUQAAL;- Farxiya Fiska oo ka Shekeyneysa Nolashedii Hore iyo Ragii Soo Guursaday kii ay ugu Jecleyd…

DAAWO MUQAAL;- Farxiya Fiska oo ka Shekeyneysa Nolashedii Hore iyo Ragii Soo Guursaday kii ay ugu Jecleyd…

daajis.com:-  Fanaanada Caanka ah ee Farxiya fiska oo Dhawaan Qiratay in ay Jirto Cilad Sabab u ah in Ninkii Guursadaa uu Durbo furo iyadoo Arintaana ay ku tilmaamtay in ay dulqaad Yari Raga Badankood Qabaan, Hadaba Muuqaalkaan ayaa ah mid Kaa Yaabin Doona ee Hoos Ka Daawo.


Fanaanada Caanka ah ee Farxiya Fiska oo ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ee ugu Codka Macaan Aadna looga Jecelyahay Dhulka Soomaaliyeed ayaa Markii ugu Horeeysay Waxa ay Shaacisay Ragii ay Nolasha la Soo Wadaagtay Ninkii ay ugu jecleyd.


Fanaanada farxiya Fiska oo nolasheeda Soo martay Rag Badan kuwaa oo Soo guursaday ayaa inta Badan waxa ay nasiib u yeelan in ay Waqti badan wada joogaan isla markaana ay si fudud ku kala tagaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada