DAAWO VIDEO: Soomaalida Minnesota oo si kulul uga hadlay haayad beegsata Bulshada Soomalida ee Maraykanka ah

DAAWO VIDEO: Soomaalida Minnesota oo si kulul uga hadlay haayad beegsata Bulshada Soomalida ee Maraykanka ah

daajis.com:- Hoggaamiyayaasha jaaliyadda Soomaalida ee Minnesota ayaa codsaday in deg-deg ah loo baaro eedaha sheegaya in hay’adda TSA ay beegsato bulshada Soomaalida.


Shir jaraaid oo Minneapolis ay ku qabteen ayay jaaliyaddu ku sheegtay in bulsho si gaar ah loo beegsado aanay dastuuri ahay, dowladduna ay arrintaasi si sax ah u baarto.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada