Daraasaad Lagu Sheegay Wax Naaguhu Ay Cunaan Kadibna Kacsi Aan Caadi Aheyn Kurida Waa Maxay Waxaas Aqriso Sirta Nolosha.

Daraasaad Lagu Sheegay Wax Naaguhu Ay Cunaan Kadibna Kacsi Aan Caadi Aheyn Kurida Waa Maxay Waxaas Aqriso Sirta Nolosha.

daajis.com:- Qubarada Jaamada Boston University ee dalka America ayaa shaaca ka qaaday markii ugu horeysay in ay Tomato ama Yaanyada ay ka qeyb qaadato kacsiga gaar ahaan dhanka Dumarka.

Inkastoo dumarka ay aad u isticmaalaan Yaanyada hada ma ogo sirta dhabta ah ee ku jirta waxaana cilmi baaristaasi lagu sheegay in haweenka isticmaala yaannyada ay ka kacsi badan yihiin kuwa kale ee aanan isticmaalin waana sababta keenta in xitaa haweenka aadka u isticmaala ay ka raaxa badanyihiin kuwa kale.

Raaxada Sariirta oo ah mida ugu qiimaha badan raaxo nolol uu arko ayaa ah mid labadan dhinac ay u maraan wado walba oo lagu kordhin karo qiimaheeda ayadoona shirkadaha aduunka ay isku dagaalaan in ay soo saaraan sheyba sheyga uu qurux badanyahay si loogu isticmaalo aqalka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada