daajis.com:- Abaalmarinta Dhalinyarada kusoo baxaya dhinaca hoggaannimada dunida ayaa sanandkan la siiyey toban dhalinyaro ah oo da’doodu u dhaxayso 16-24 sano, kuwaasi oo waddankan Maraykanka ku maray safar ay ku arkayaan nolosha waddankan isla markaana lagu siinayo tababaro xirfadeed oo kala geddisan, Dhalinyaradan waxaa ka mid ah Caasha Xasan Maxamuud oo ah Gabadh Soomaaliyeed, waxayna ka hadashay safarkeeda, iyo weliba fal-celin ay ka samaysay hadalo lagu daabacay warbaahinta qaarkeed oo ay sheegtay inaan loo tebinin sidii ay ahayd.
HALKAN KA DHEGAYSO WARAYSIGA

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:30 and have
, Published at