Ka Fogoow Sameynta Kulanka Naxariista Adiga Oo Isku Buuqsan , Habarteeda Ayay Ka Tahay In Macaan Heshid .

Ka Fogoow Sameynta Kulanka Naxariista Adiga Oo Isku Buuqsan , Habarteeda Ayay Ka Tahay In Macaan Heshid .

daajis.com:-Isku buuqsanaanta ayaa lagu tirayaa cadawga nolosha , waxa uuna halis giliyaa mustaqbalka dad badan , waa xanuun nafsiysan ah ( Cuqdad nafsi) aad ayuuna u halis giliyaa rabitaanka galmo ee qofka .

Baaritaano la sameeyay ayaa muujinaya in qofku ahaado mid isku buuqsan in taasi ay wiiqeyso rabitaanka galmo , waxa ayna dishaa oo ay qabsataa qeybta maskaxda ee mas`uulka ka ah dareemidda macaanka iyo farxadda , waxa
uuna rabitaanka galmada ka dhigaa mid aanba jirin .
Sidoo kale isku buuqsanaanta ayaa haweeneyda ka dhigta mid aad uga xishooneysa sameynta galmada , sidoo kale xitaa muuqaalka jirkeeda ayay si kale uga dhigeysaa.
Hadaba DAAJIS.com ayaa kula talineysa lamanayaasha in aysan sameyn galmo xilli ay isku buuqsan yihiin oo niyadda wax kale ku jiraan maxaa yeelay lagama yaabo in macaanka kulanka la helo , isku day adiga aan isku buuqsaneyn fresh ah oo aysan jrin wax ku wel welinaay in aad saameysaan ciyaarta .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada