MUUQAAL: Wafdi ka socda Jaaliyadda Beesha JAREER-WAYNE ee Waqooyiga Amerika oo gaadhay Kismaayo (Daawo)

MUUQAAL: Wafdi ka socda Jaaliyadda Beesha JAREER-WAYNE ee Waqooyiga Amerika oo gaadhay Kismaayo (Daawo)

daajis.com:- Waxaa magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada Hoose soo gaadhay Wafdi ka socda Jaaliyada Waqooyiga Ameerika.


Wafdigan ayaa kasoo Jeeda Beesha Jareerwayne, waxayna sheegeen inay si wayn ugu Faraxsan yihiin inay soo gaadhaan magaalada kismaayo, waxaana soo dhowaynta ka qayb qaatay masuuliyiin kala duwan, Waxayna ka warbixyeen Qorshaha Safarkooda.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada