Sanduukha diyaaradaha xogtooda kaydiya oo lagu arkay Garacad

Sanduukha diyaaradaha xogtooda kaydiya oo lagu arkay Garacad

daajis.com:- Deegaanka Garacad ee gobolka Mudug ayaa waxaa lagu arkay sanduukh loo malaynayo midka lagu kaydiyo xogta diyaaradaha, kaas oo laga helo xogta rasmiga ee la xariirta dhibka gaara diyaardaha marka ay dhacaan ama afduub lagula kaco.

Gaashaanle Ciiraale Faandhe oo ah ninka helay sanduukh ayaa ayaa sheegay in sanduukha dheerarkiisa uu ku qiyaasay 60CM halka uu sheegay in dusha sare ay uga qoran tahay Fly Record.


Arintan ayaa la sheegay in ay ku soo beegmeyso xili la la’yahay diyaarado badan kuwaas oo la waysan yahay xogta ku aadan halkii ay ku dambeeyeen.

Dowladda Thailand ayaa sheegtay in dayax gacmeedkoodu qabtay ugu yaraan 300 oo cad oo dulsabbaynaya aag ka tirsan koonfurta badweynta Hindiya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada