daajis.com:- Sirka Maamul usamaynta goboladda Hiiraan iyo shabeelaha dhexe ayaa haatan u gudbaya marxaladii sadexaad,
ergooyinka ka qeyb galaya shirkan ayaa waxay ka hadleen halka uu marayo shirka maamul u sameynta, kaasi oo isbuucyadii la soo dhaafay ka socday magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe.
Ergooyinka ayaa isku raacay inuu shirka u gudbo hanaankiisa sadexaad iyadoo hadda loo guda gali doono ansixinta Dastuurka uu yeelan doono Maamul goboleedkaasi.
Shirka maamul u sameynta goboladda Hiiraan iyo Sh/dhexe ee Jowhar ka socda ayaa waxaanan u dhamayn odoyaasha qaar ee ka soo jeeda qabaaÃllada dega goboladaasi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at