daajis.com:- Faysal Cali waraabe ayaa wuxuu eedayn kulul usoo jeediyey Haweenka Maamulka Hargaysa, isagoo sheegay inay Xishoodkii ka tageen, Isagoona usoo jeediyey inay Karsadaan Bariiska isku dhex kariska ah oo ay kabaxaan Arimaha Siyaasada “Dumarku waa inay xishood yeeshaan, waxay ku fiicanaayeen Isku dhex-kariska, Waxoodu waa Qabyaalad, Bal maxaa u geeyay Imaaraadka ? “
Sidoo kale wuxuu sheegay in Dumarka Soomaaliyeed ee Koonfurtu ay ka fiican yihiin kuwooda, Wuxuuna ugu danbayn sheegay in Soomaalidu Bakhtiyi lahayd hadii aan Imaaraadku u furnayn.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 04:30 and have
