Daawo:- Muqdisho oo si wayn looga dabaal degay munaasibada 1-luulyo Iyo Amiin Caamir oo u sameeyay Muuqaal

Daawo:- Muqdisho oo si wayn looga dabaal degay munaasibada 1-luulyo Iyo Amiin Caamir oo u sameeyay Muuqaal

daajis.com:-  Magaalada Muqdisho ayaa caawa si qurux badan looga dabaal dagay xuska Sanadguurada 56-aad ee ka soo wareegay Markii Goballada Koofur 01 July 1960-Kii, ay ka xoroobeen gumeystihii Talyaaniga, Islamarkaana ku asteysan Israaciil Labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur.

Munaasibadda oo ka dhacday Aqalka Dowladda Hoose Ee Xamar, ayaa waxaa ka qeybgalay, Boqollaal Dadweyne ah, ururada Bulshada, maamullada Degmooyinka Gobalka Banaadir, Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida, Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xubno ka tirsan Labada Gole ee Dowladda, iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud.


Munaasibadda waxaa Qudbado ku saabsan taariikhda iyo halgankii dheeraa ee loo soo maray Xorriyadda Soomaaliya waxaa ka jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya, Ku Xigeenka R,wasaaraha, Wasiirka Warfaafinta iyo Duqa Magaalada Muqdisho.

Hoos ka Daawo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada