Fashil:- Cameroon oo qabatay Diyaarad Faransiisku leeyahay oo hub u siday Boko-Haram

Fashil:- Cameroon oo qabatay Diyaarad Faransiisku leeyahay oo hub u siday Boko-Haram

daajis.com:- Ciidamada dalka Cameroon ayaa waqooyiga dalkaas ku qabtay Diyaarad Helicopter ah oo laga leeyahay dalka Faransiiska, taasoo la sheegay ineey Hub, Madaafiic iyo lacag Kaash ah u waday koxoda argagixisada Boko-Haram ee la midowday Daacish.

Doowlada Cameron ayaa la wareegtay Diyaarada iyo wixii saarnaa oo dhan, waxaana hada socdo baaritaano xoogan oo arintaas ku aadan.

Doowlada Cameron ayaa u yeertay safiirka Faransiiska u fadhiya dalkaas, kaasoo wax laga weydiinaya waxa Faransiiska ku qasbay ineey Hub iyo lacag usoo daabulaan kooxda Boko-Haram.
Sida Cad reer Galbeedka iyaga ayaa aas aasay dhamaan ururada argagixisada waana mashruuc ay doonayaan ineey ku baabi’iyaan dalalka Islaamka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada