Maydka Askari Katirsan Ciidanka Maraykanka oo Laga Helay Hoteel ku yaala Abu- Dhabi (VIDEO)

Maydka Askari Katirsan Ciidanka Maraykanka oo Laga Helay Hoteel ku yaala Abu- Dhabi (VIDEO)

daajis.com:- Wasaarada Gaashaandhigga ee dalka Mareykanka (Pentagon), ayaa xaqiijisay in Maydka Haweynay Sarkaalad ah, kana tirsaneyd Ciidadanka Cirka ee dalka Mareykanka mayd keeda laga helay Hoteel ku yaal Magaalada Abu- Dhabi.

Haweynada geeriyootay ayaa magaceeda lagu sheegay Anais Tobar, waxayna dalka Imaaradka u joogtay howlgalka Ciidmada xulafada ah ee la dagaakanka Kooxda Daacish, iyadoo jirtay 25-Sano.


Afhayeen ku hadlay magca Ciidanka Cirka Mareykanka ayaa sheegay in Anais Tobar, Meydkeeda laga arkay qolkii ay Hoteelka Abu-Dhabi ka deganeyd, haatana saraakiishu ay wadaan baaris la xiriirta sababta  ka dambeysay dhimashadeeda.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada