Ciidamada Danab oo qabtay sarkaal cadaan ah oo Al-shabaab ka tirsan

Ciidamada Danab oo qabtay sarkaal cadaan ah oo Al-shabaab ka tirsan

daajis.com:-  Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada Kumandoosta ee dowladda Somalia ayaa waxay soo qabteen shan ka tirsan maleeshiyada ururka Al-Shabab oo uu ku jiro nin ajnabi ah.

Warkan ayaa wakaaladda wararka Somalia ee SONNA ay ka soo xigatay Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Somalia, Cali Baashi Maxamed Cumar.

Ninka ajnabiga ah ee lagu soo qabtay howlgalkan ayaa lagu magacaabaa Sa’id Abdullahi Abubakar (Al-Sudani), oo u dhashay dalka Sudan, Al-Shababna u ahaa hogaamiyaha kooxda Qaraxyada.

Cutubyo ka tirsan ciidanka Danab ee xoogga dalka Somalia ayaa maalmihii u dambeeyay howlgallo ka fulinayay magaalada gaalkacyo iyo deegaanada ku dhow dhow.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada