Daawo: Fanaanadii QAMAR Harawo ee ku xidhnayd Turkiga oo Fariin yaab leh soo dirtay markii lasii daayey (Waraysi)

Daawo: Fanaanadii QAMAR Harawo ee ku xidhnayd Turkiga oo Fariin yaab leh soo dirtay markii lasii daayey (Waraysi)

daajis.com:- Ka dib muddo sanado ah oo ay ku xirneyd xabsi ku yaala dalka Turkiga, ayaa waxaa ugu dambeen lagu guuleystay in laga sii daayo xabsiga Qamar C/laahi Barkhadle (Harawo) oo ka tirsaneyd Fannaaniintii Hobolada Qaranka Waaberi, ayaa waxay Arbacadii dib u heshay xoriyadeeda, iyadoona la dejiyay hotel ku yaala Magaalada Istanbul.

Fannaanada, ayaa sanadkii 2012-kii lagu xiray xabsi si gaar ihi loo ilaaliyo oo ku yaala Magaalada Istanbul, waxay Fannaanadu beenisay eedaymihii loosoo jeediyey Markii la xidhay.

Maxkamadda Magaalada Istanbul, ayaa bishii December ee sanadkii 2012-ka ku xukuntay sideed sano oo xabsi ah, waxayna tan iyo xilligaa ay xaalad adag ku wajaheysay xabsiga.


Dhanka kale Qamar Harawo ayaa naqdisay hadal ku soo gaaray mudadii ay xabsiga ku jirtay, oo ahaa inay ku geeriyootay xabsiga iyo in ay ku dhex waalatay waxayna sheegtay in ay weli nooshahay, geeriduna ay tahay mid ku jirta gacanta Alle (S.W.T). Waxay ka dhawaajisay in ay gasho xabsiga Turkiga inuu ahaa Raxmad Alle xagiisa kaga timid.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada