DAAWO: Donald Trump oo Soomaalida ku nool Maraykanka si ba’an u weeraray

DAAWO: Donald Trump oo Soomaalida ku nool Maraykanka si ba’an u weeraray

daajis.com:- Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ee dalka Maraykanka Donald Trump oo la hadlaayey taageerayaashiisa ayaa sheegay in dadka Soomaalida ah iyo qaxootiga kale ee ka soo jeeda “Qaramada Argagaixisada” (terrorist nations) sida uu hadalka u dhigay ay tahay in laga joojiyo in ay yimaadaan Maraykanka.

Trump ayaa si gaar ah farta ugu fiiqey Soomaalida, waxaana uu ku tilmaamey kumaankun Soomaali ah oo yimid dalka Maraykanku in ay la yimaadeen dhibaatootin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada