Daawo Video: Xaalad adag oo ka taagan London Soomaali la weeraray, Muuqaal CCTV oo lasoo bandhigay, Haweenay la kufsaday Iyo Duqa London oo kahadlay

Daawo Video: Xaalad adag oo ka taagan London Soomaali la weeraray, Muuqaal CCTV oo lasoo bandhigay, Haweenay la kufsaday Iyo Duqa London oo kahadlay

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Arimaha Bulshada ee Tv-ga Universal oo lagu soo Bandhigay Xaalada magaalada London oo Isbadal ku yimid, Wiil Soomaali ah oo weerar Xun ka badbaaday Muuqaalo laga duubay sidii ay wax u dhaceen.


Sidoo kale Barnaamijka ayaa waxaa lagu soo qaatay Haweenay Booliska Taleefan usoo dirtay oo sheegtay in la ka fusday, Iyo  meel ay 150 Soomaali ay ku Caweeyaan, oo dhibaato loo gaystay , Barnaamijka ayaa waxaad ku maqli doontaan Duqa magaalada London oo waraysi siiyey Tv-ga Universal oo ku baaqay inay xaqooda dhacsadaan dadka dhibaatada lagu hayo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada