Daawo: Nin Soomaliyeed oo Xaaskiisu ku gubtay Nairobi oo lagu sheegay inuu Dhintay, oo Xaaladiisa ka Warbixiyey

Daawo: Nin Soomaliyeed oo Xaaskiisu ku gubtay Nairobi oo lagu sheegay inuu Dhintay, oo Xaaladiisa ka Warbixiyey

daajis.com:- Daahir Tuure Caddow oo ah Nin Soomaaliyeed ayaa maalin dhowayd ay Xaaskiisa ku gubtay  magaalada Nairobi iyadoo ku shubtay Saliid Kulul, ayaa dadka qaar ay Baraha Bulshada ku baahiyeen inuu Geeriyooday.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba maanta oo Jimce ah, ayaa waxaa Daahir lagu Booqday Cisbitaalka uu ku Jiro Nairobi Hospital, Wuxuuna ka Warbixiyey xaaladiisa iyo Warka Murugada badan ee laga Faafiyey.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada