Daawo: Cabdiwali Gaas oo sheegay in Doorashada Somalia dib u dhacday Iyo Su’aal laga waydiiyey Doodii Shirka ee Arinta Khaatumo, iyo Qorshaha Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe iyo Soomaliland

Daawo: Cabdiwali Gaas oo sheegay in Doorashada Somalia dib u dhacday Iyo Su’aal laga waydiiyey Doodii Shirka ee Arinta Khaatumo, iyo Qorshaha Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe iyo Soomaliland

daajis.com:- Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in dib loo dhigay doorashadii Madaxda Soomaaliya iyo hay’adaha dawlaiga ah ugu yaraan laba bilood oo kale, Wuxuuna sheegay in inkastoo aysan madaxdu isla gaadhin heshiis kama dambays ah laakiin uu aamisan yahay in qorshaha doorashooyinka lagu dhammaystiri karo laba bilood.

Wuxuu sidoo kale ka hadlay Qaabka loo Wajahayo Maamulka weli dhismihiisu Hirgelin ee Hiiraan iyo Shabaleeda dhexe iyo Sidoo kale maamulka Somaliland, iyo Halka uu ka imaanayo dhaqaalaha Baaxada leh ee ku baxaya Arimaha Doorashooyinka.


C.wali Gaas ayaa ku sugan magaalada Muqdishoo ayaa Wariyaha VOA Falastiin Axmed Iimaan waxay kale oo waydiisay “Waxaa jirta in Xubnaha Baarlamaanka uga Mid noqonaya, Labada Aqal ee Baarlamaanka inuu Khilaaf ka yimid Shirka Madasha ka socday Muqdisho ? Wuxuuna Isagoo arintaasi ka Xanaaqay uga Jawaabay “inaan Arimaha Khaatumo Shirka madasha Looga hadlin”.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada