MUUQAAL: Aadan Siiro oo ka Qayliyey Shirar lagu qabtay magaalada Hargeisa iyo Arimo La yaab leh oo uu sheegay

MUUQAAL: Aadan Siiro oo ka Qayliyey Shirar lagu qabtay magaalada Hargeisa iyo Arimo La yaab leh oo uu sheegay

daajis.com:- Aadan Siiro oo kamid ah Culimada magaalada Hargeisa ayaa Wuxuu sheegay in magaalada Hargeisa Hay’ado kasoo Dejiyeen Kartoomo Tiro badan, oo loo Isticmaalo Galmada (Condom), Sidoo kalana Hablaha ugu Quruxda badan la socday in la Keeno Shaqooyinka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale wuxuu sheegay magaalada Hargeisa lagu qabtay Siminaar, Maamulka Hargeisa loogu sheegay inay yihiin Gobolka Waqooyi Galbeed ee ka tirsan Dawlada Soomaaliya.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada