Kumaandooska Dalka Israa’iil oo Xalay Burburiyay Guri ay Ku Noolaayeen Ragii Weerarka Fuliyay (VIDEO)

Kumaandooska Dalka Israa’iil oo Xalay Burburiyay Guri ay Ku Noolaayeen Ragii Weerarka Fuliyay (VIDEO)

daajis.com:- Ciidamada kumaandooska dalka Israa’iil ayaa xalay burburiyay guri ay ku noolaayeen laba nin oo Carab ahaa, kuwaasi oo weerar ka geystay bishii la soo dhaafay, maqaayad ku taala magaalada Tel Avive ee xatunta dalka Israa’iil.

Ciidamadan ayaa Aroortii hore ku soo kalahay guriga si ay u bur buriyaan, waxaana la socday ciidamo dhul iyo cirba isugu jiray.


Madaxweynaha hadda talada haya ee Benjamin Netanyahu ayaa soo fakaray fikrada ah in wiilkii is qarxiyaa in isagana guriga uu waalidkiis deganyahay la qarxiyo.

Waxaana uu sanadkii 2014 uu bilaabay inuu xeeladan adeegsado, laakiin ma noqon mid shaqaysa oo qaraxyada yaraysa, waxa uuna dhaleecaymo kala duwan kala kulmay hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada