DAAWO: Madaxwayne Xasan Sheikh oo maanta Booqasho ku tagay Jig-jiga, goobo uu booqday iyo wuxuu la kulmay

DAAWO: Madaxwayne Xasan Sheikh oo maanta Booqasho ku tagay Jig-jiga, goobo uu booqday iyo wuxuu la kulmay

daajis.com:- Maxaweynaha  Soomaaliya Xasasn Shekeh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaadhay magaalada Jigjiga ee Xarunta dowlad Deegaanka Soomaalida itoobiya, a Waxaa garoonka diyaarada Jigjiga ku soo dhaweeyay madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud, ayaa kulamo kala duwan la qaatay, Madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar iyo Mas’uuliyiinta Maamulkaasi, Sidoo kalana wuxuu booqasho ku tagay Goobo kala duwan oo ku yaala magaalada Jigjiga.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada