daajis.com:- Booliska dalka Canada ayaa saaka aroortii toogtay wiil xagjir ah oo xiriir la lahaa Ururka Daacish oo marar badan horay loo xiray, arintan ayaa soo ifbaxday kadib markii wiilkani uu barta Internetka soo dhigay muuqaal uu ku sheegayo inuu magaalo ku taal dalka Canada Qarax ka gaysandoono.
Wiilkan oo magaciisa lagu sheegay aaron driver ayaa ku noolaa magaalada winnipeg ee gobolka Monitoba ee dalka Canada, waxaana hadda ka hor lagu xukumay inuu xiriiro la suubiyay Daacish iyo inuu u ololeeynjiray ururkaasi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 17:55 and have
