DAAWO: Ninkii Suudaaniga ee Ciidamada Kumaandooska ay Gacanta ku soo Dhigeen

DAAWO: Ninkii Suudaaniga ee Ciidamada Kumaandooska ay Gacanta ku soo Dhigeen

daajis.com:- Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ayaa soo bandhigay, nin ka tirsanaa Ururka Al Shabaab oo la sheegay in uu ka soo jeedo Dalka Suudaan,

Ninkan oo magaciisa lagu sheegay Siciid Cabdullaahi Abuubakar “Al Suudan” ayaa ahaa horjeegihii Kooxdaasi u qaabilsanaa dhinaca isku xirka qaraxyada miinooyinka iyo jaakadaha la’sku qarxiyo.

Kumaandooska, Soomaaliya,Al shabaab, Al Suudaani,

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/Guuto Cali Baashi Xaaji Maxamed ayaa Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegay in howlgalka ay si wadajir ah isaga Kaashadeen Ciidamada Sida Gaarka u tababaran ee Danab iyo Ciidamo gaar ah oo loo tababaray maamul Gobaleedka Puntland.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada