Danjire Maxamed Cali Ameeriko: Hogaamiyihii ay Somali sugeysay

Danjire Maxamed Cali Ameeriko: Hogaamiyihii ay Somali sugeysay

daajis.com:- Mar kasta oo Soomaaliya ay doorato madaxweyne cusub, waxay shacabka Soomaaliyeed ku niyad dhistaan inuu yahay madaxweyne ugu dambeyn dalka ku hoggaamin lahaa dowladnimo dhab ah iyo hoggaan daacad ah.

Bilo ama sanado yar kadib waxay xaaladda u muuqataa rajo lagu hungoobay, waxaana durbaba billaabma hadal hayn ah “Kii hore ayaa dhaamay midka”.

Bilo yar kadib waxay Soomaaliya mar kale dooran doontaa madaxweyne cusub, laakiin Soomaalida waxay markan haystaa fursad laga yaabo inaysan dib usoo marin oo ay ku dooran karaan madaxweynihii ay muddo ku taamayeen.

Dadka hadda masraxa siyaasadda ka muuqda, lana filayo inay tartamaan sanadkan, waxaa sida dab deex laga taagay uga dhex muquda shaqsi Soomaalida ay muddo ku tilmaamayeen “Geesi qaran iyo wadani dhab ah”.
Danjire Maxamed Cali Nuur Ameeriko, waxaa Soomaalida inteeda badan ay ku taqaanaa inuu yahay safiirkii hore ee Soomaaliya ee dalka Kenya, iyo u damqade shacabka Soomaaliyeed.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada