War deg deg DAAWO : Qaraxyo Xoogan oo ruxay Gaalkacyo iyo Muuqaalka oo si toos ah Loogu duubay MOBIL

War deg deg DAAWO : Qaraxyo Xoogan oo ruxay Gaalkacyo iyo Muuqaalka oo si toos ah Loogu duubay MOBIL

daajis.com:- Qaraxyo xooggan ayaa saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, waxaana ka dhashay khasaara isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxa koowaad ayaa dhacay Suuqa Xero Dayax, waxaana ka dhashay khasaara isugu jira dhimasho, dhaawac iyo bur bur xooggan oo soo gaaray dhismaha Dowladda Hoose iyo Suuqto Ganacsi.

Qaraxa labaad ayaa ka dhacay meel aan saas uga fogayn midkii hore, waxaana ka dhashay khasaara isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana khasaaraha badani uu soo gaaray dad shacab ah oo isu soo baxay.

Qaraxyada ayaa loo adeegsaday Gaadiid laga soo buuxiyay Walxaha Qaraxa, waloow qaraxii dambe uu ka horeeyay iska hor imaad socday dhowr iyo toban daqiiqo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada