Warbixin: Waqtigii sharciga ahaa Baarlamanka Soomaaliya oo dhamaaday

Warbixin: Waqtigii sharciga ahaa Baarlamanka Soomaaliya oo dhamaaday

daajis.com:- Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankiisii ugu dambeeyay ee muddadii sharciga aheyd.

Baarlamaanka ayaa la doortay lana dhaariyey 20-kii Ogosto sannadkii 2012-ka, waxaana la filayey inuu beddelo baarlamaan lasoo doortay.

Hoggaamiyayaasha Soomaalida ayaa sheegay in arimo amni dartood aan doorasho laga qaban karin waddanka taasina waxay keentay inay dib u dhacdo doorashadii hay’adsaha dawladda.


Xubnaha baarlamaanka ayaa sheegay in aqalka baarlamanka uu sii jiri doono ilaa iyo inta baarlaman kale laga soo dooranayo si looga fogaado firaaq dhinaca hey’adda sharci dejinta ah oo dalka ka dhaca.

Halkan ka dhagayso warbixinta oo dhamaystiran:




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada