Daawo: Soomaliya oo Fasaxday Qaadkii Kenya & Heshiis ay wada galeen labada Dawladood, Maxaad ka ogtahay

Daawo: Soomaliya oo Fasaxday Qaadkii Kenya & Heshiis ay wada galeen labada Dawladood, Maxaad ka ogtahay

daajis.com:- Dawlada Federaalka Soomaalya  ayaa ka laabatay xayiraadii  dhowaan ay ku soo rogtay diyaaradihii Qaadka ka keeni jiray wadanka Kenya, Kadib Heshiis ay Labada dawladood kala Saxeexdeen iyadoona Kulan gaar ah  ay yeesheen  Madaxweynayaasha Kenya iyo Soomaaliya.


Dhinaca kale  Kenya ayaa saxeexday inay Muwaadiniinta Soomaalida u Fududayso dal ku galka Kenya iyo Sidoo kale  in la Joojiyo Diyaaradii lagu sii Baadhi Jiray Wajeer oo ay toos uga dagaan Nairobi,  waxaana la sheegay in Baadhitaanka Wajeer dhibaato badan ay ku qabeen rakaabka la socda dayuuradaha.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada