Muuqaal: C.casiis AFRIKA oo Muqdisho Lagu dhaawacay, oo ka hadlay Ciidamo Dhaawacay & dad sheegay inuu dhintay

Muuqaal: C.casiis AFRIKA oo Muqdisho Lagu dhaawacay, oo ka hadlay Ciidamo Dhaawacay & dad sheegay inuu dhintay

daajis.com:- Wariye Cabdicasiis Maxamuud Guuleed (Afrika) ayaa Caawa lagu dhaawacay magaalada Muqdisho, waxaa markii hore dadka qaarkood ay shaaciyeen inuu geeriyooday, Iyadoona uu goor dhowayd Warbaahinta la hadlay, Kana Warbixiyey sidii ay wax u dhaceen.


“Waxaa i soo weeraray Ciidanka xooga dalka Somalia ,lug ayaan ka jabanahay ,tan kalena waa dhaawac, Waxa i soo weeraray maaha Al-Shabaab ,waxaana rajeeynayaa in taliyaha Ciidanka iyo Dowladda Somalia wax ka qaban doonaan “ Ayuu yidhi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada