MUUQAAL laga soo duubay Garoonka Muqdisho, oo Qaad aan laga soo dejin

MUUQAAL laga soo duubay Garoonka Muqdisho, oo Qaad aan laga soo dejin

daajis.com:- Maanta waxaa si rasmi ah u dhaqan gelay go’aankii  ay soo saartey Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, kaasi  xanibaad  lagu saaray, Diyaaradaha qaadka ka keeni jirey dalka Kenya.


Maantey wax diyaarad ah oo qaad sidda ma soo caga dhigan garoonka diyaaradaha ee Muqdisho iyo weliba qaar kale ookamid ah kuwa Koonfurta Soomaaliya, HADABA SIDEE AHAYD XAALADA GAROONKA MUQDISHO ?


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada