daajis.com:- Waxaa magaalada Garoowe ee Xarunta maamulka Puntland maanta ka dhacday Banaanbax Looga soo Horjeedo Dawlada Soomaaliya oo lagu eedeeyay dagaalka ka socda magaalada Gaalkacyo ee u dhexeeya Galmudug iyo Puntland iyadoo lagu eedeeyay inay lasafatay Galmudug.
Duqa magaalada Garoowe oo Kulanka ka hadlay ayaa ku baaqay in si Buuxda dagaalka Gaalkacyo looga qayb galo, Sidoo kalana Gudoomiyaha Gobolka Nugaal ayaa isaguna sheegay inay duulaan kusoo qaadeen Al-shabaab, Galmudug iyo Dawlada Soomaaliya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:00 and have
, Published at