daajis.com:- Maamulka Jubaland ayaa ka hadlay Colaada ka taagan magaalada Gaalkayo Halkaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ay Ka dhaceen, Dagaalo u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo Galmudug.
Madaxwayne ku xigeenka Jubalanad ayaa wuxuu sheegay inaan Gaalkacyo Dadka degan aan Cidna laga Saari karin, Wuxuuna ugu baaqay Inay Joojiyaan dagaalka iyo dhiiga daadanaya, oo ay Waayo arag ku Noqdaan Dhibaatooyinkii iyo dagaaladii Sokeeye ee lasoo maray, oo ay u jeestaan Wada-noolaansho, Istixgelin, iyo Derisnimada.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at