Daawo Video si Toos ah Looga duubay Afgooye oo Al-Shabaab ay Dagaal iyo Qaraxyo isxiga kusoo gashay galabta

Daawo Video si Toos ah Looga duubay Afgooye oo Al-Shabaab ay Dagaal iyo Qaraxyo isxiga kusoo gashay galabta

daajis.com:- Ugu yaraan 10 ruux, ayaa lagu waramaya inay ku dhinteen, tiro kalena ay dhaawacmeen, kadib markii maleeshiyaad ka tirsan al-Shabaab ay weerar ku qaadeen degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, gelinkii dambe ee maanta,  iyadoona ay qabsadeen qaybo kamid ah magaalada.

Weerarka, ayaa ku billowdey qarax, dabadeena ay maleeshiyaad Shabaabka ka tirsan gudaha u galeen qeyb ka mid ah saldhigga booliska,  Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa isugu jira dhinacyadii dagaallamay iyo dad rayid ah.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa dib ugu laabtay degmada Afgooye saacado kaddib markii ay la wareegeen  Al-Shabaab, isla markaana  waxay wali wadaan howl gallo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada