daajis.com:- Waxaa is badal wayn laga dareemayaa Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde, Iyadoona uu hada la Jaanqaadayo Sida ay u shaqeeyaan Dalalka caalamku.
Garoonka ayaa waxaa loo Tababaray Shaqaalo kala duwan, waxaana sii Kordhaya Diyaaradaha kasoo dega maalinti, Waxaana lasoo bandhigay Muuqaalka iyo sida ay Shaqaaluhu ugu adeegayaan Bulshada kasoo degaysa iyo Kuwa ka dhoofaya Garoonka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 20:00 and have
