DAAWO: Haweenka Puntland “Hadii La Joojiyo Dhismaha Maxjarka Gaalkacyo, Ma Guursan Doono Ragga Reer P.land”

DAAWO: Haweenka Puntland “Hadii La Joojiyo Dhismaha Maxjarka Gaalkacyo, Ma Guursan Doono Ragga Reer P.land”

daajis.com:- Qaar Kamid ah haweenka  puntland ayaa Booqday Xarunta Maxjarka Magaalada Gaalkacyo , kaasi sababay inay Dagaalamaan Ciidamada Puntland iyo Galmudug Kadib muran ka dhashay Dhismahaasi, oo hada la Joojiyey.


Haweenka Booqday Maxjarka waxaana ayaa ku baaqay inaan la Joojin dhismaha Maxjarkaasi, waxayna sheegeen inay diyaar u yihiin inay ku dhintaan, Sidoo kalana waxay  ku hanjabeen haddii La joojiyo Dhismaha Maxjarkaasi in aanay Guursan Doonin Raga Reer Puntland.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada