daajis.com:- Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa Naftii hallige ka tirsan Shabaab la beegsaday bar koontarool oo ay ciidammada dowladda ku leeyihiin Talaada Sayidka ee magaalada Muqdisho.
Taliyaha Qeybta Guud ee Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir oo Shir Jaraa’id caawa ku qabtay goobtii uu qaraxu ka dhacay ee nawaaxiga taalada Sayidka ee magaalada Muqdisho ayaa wuxuu faahfaahin ka bixiyey khasaarihii ka dhashay halkaasi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:01 and have
, Published at