daajis.com:- Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxwaynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa beeniyay inuu ka tanaasulay Musharaxnimadiisa Madaxweynaha Soomaaliya, xili ay soo baxeen Wararka sheegay inuu ka hadhay hankiisii ahaa inuu Tartamo.
Afhayeenka xafiiska Shariif Xasan Sh Aadan, Cabdulaahi Sheekh Xasan ahna wasiir ka tirsan Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa waxba kama Jiraan ku tilmaamay Inuu ka tanaasulay Shariif Xasan Damaciisa, Wuxuuna ka hadlay wararka sheegay in Dowladaha Imaaraadka iyo Itoobiya ayaShariif Xasan ku qal qaaliyeen inuu ka tanaasulo musharaxnimadiisa.
Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa la aamisan yahay inuu saameyn xoogan ku leeyahay xubnaha cusub ee barlamaanka laga soo doortay Koonfur Galbeed.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:29 and have
, Published at